
Xidiga xulka qaranka Belgium iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa dhawaan cadeeyay in uu go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa inkasta oo aanu faah faahin nooca go’aanka uu gaadhay balse waxaa loo qaatay in uu go’aansaday bixitanka Stamford Bridge ee dhamaadka xili ciyaareedkan. Laakiin xaalada Eden Hazard ee aan markii horeba fiicnayn waxaa saamayn xun ku […]