Kaloo

22 Jul 19
Dadaal Aakhiro

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Walaalaha Qaaliga Ahow,Waa Barnaamijkeenii Aan Ku Eegaynay Xiriirka Ka Dhexeeya Shareecada islaamka Iyo Caqliga/Garashada Aadanaha. Waxaana Ugu Hadlaynaa Taxaneheena #2aad: FARQIGA UDHEXEEYA QIYAASKA & CAQLIGA :::::;:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Qiyaasku waa mid kamida daliilada wax lagu kala saaro marka aan joogno shareecada islaamka , waana kan 4-aad ee daliilada islaamku ogalyahay. Tusmayntiisa ugu […]

22 Jul 19
Dadaal Aakhiro

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Walaalaha Qaaliga Ahow,Waa Barnaamijkeenii Aan Ku Eegaynay Xiriirka Ka Dhexeeya Shareecada islaamka Iyo Caqliga/Garashada. Waxaana Ugu Hadlaynaa Taxaneheena #1aad: Taariikhda caqlaaniyada iyo firqooyinkii dabada ka riixayay. Caqlaaniyadu waxay rumaysanyihiin in caqligu yahay waxa awooda uleh inuu garto shay walba sida uu asal ahaan u jiray iyo sababta uu sidaa kunoqday, […]

22 Jul 19
Muqdisho Online

Sida uu qoray Wargeyska Toddobaadlaha ah ee  lagu magacaabo The EastAfrican oo mataanno la ah Warsidaha The Nation ee ka soo baxa Magaalada Nairobi ayaa maanta warbixin  ka qoray dedaalka aqoonsi raadinta ee ay wado  dawladda Jamhuuriyadda Somaliland. Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay warbixinta Wargeyska The EastAfrican oo ciwaan looga dhigay “Somaliland […]

22 Jul 19

Fikrada  Guban:  Wajaale, Arabsiyo waxay u qalmaan degmooyin  is-maamula  Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay  ansixiyeen sharci ay ku  qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u  kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase ahaatee, baarlamaanka ma uusan faahfaahin , shuruudaha lagu qiimeeyey sida tirada dadka, iwm; taasina waxay dhalisay jahwareer hor leh. Laakiin, arrinta uga yaabka badan waxay tahay, […]

21 Jul 19

Maqaalkan kooban waxan is bar bar dhigi doonnaa Siyaasaddii uu ku dhaqmi jiray Maxamed Siyaad barre iyo tan uu maanta ku dhaqmayo Madaxweyne farmaajo maxay iska metelaan,uma jeedno inaan shakhsiyan u weerarayno Farmaajo ee waa “political prespective” dhinaca mawaaqifta Siyaasiga ah ee ay iska shabahaan,waxan uga jeednaa in umadda Somalida ah ay digniin uga noqotto […]

19 Jul 19
Muqdisho Online

Waxaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb gudigii uu uu shalay magacaabay Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Xasan Kheyre. Gudigan oo lagu sheegay in ay  dib u heshiisiin ka dhalin doonaa degaanka Galmudug ayaa dhamaantood horay mushaar uga qaadan jiray xafiiskiisa. Gudiga oo ay durabadiiba ay  ka horyimaadeen dadka reer Galmudug ayaa ah shaqsiyaad aan in mudo ah talo […]

18 Jul 19

W/Q Rashiid Odowaa  Marka sidiisa loo macneeyo Federal waa wax isku darsi,tusaale ahaan haddii qof uu sito Bariis qof kalena uu sito baasto oo aynu nidhaahno ma isku darsananaa waxaynu u naqaannaa federeeshin, waxay ku qurux badantahay inaanay qasab ahaan ee la iska codsado hebelow ma isku darsannaa,haddii aanay sidaas ahayn ee khasab aynu iskugu […]

16 Jul 19
Social News XYZ

Mumbai, July 16 (IANS) At least 10 people, including four women and a infant, were killed when a four-storied residential building came crashing down in south Mumbai while 10 injured persons were rescued from the debris, BMC Disaster Control officials said. Another 10-odd families are still believed trapped under the rubble of the Kesarbai Building […]

16 Jul 19
Social News XYZ

Mumbai, July 16 (IANS) At least seven people, including three women, were killed as an old, four-storied residential building collapsed in south Mumbai while eight injured persons were rescued from the debris, BMC Disaster Control officials said here. Another dozen odd families are still believed trapped under the rubble of the Kesarbai Building in the […]

15 Jul 19
Muqdisho Online

Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay hoggaanka sare ee koox Al-shabaab ayaa waxa digniin  loogu diray odoyaashii ergooyinka ahaa ee soo xulay Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ka dhisan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saartay Al-shabaab ayey ku sheegeen in laga billaabo maanta oo ay Taariikhdu tahay 15ka July ilaa […]

14 Jul 19
Somaliska

Xukuumadda cusub ee dalka Denmark ayaa la sheegay inay debcisay Go’aankii adkaa ee lagula macaamili jirey dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi, gaar ahaan kuwa horey loogu wargeliyey in dib loogu celin doono dalalkooda hooyo. Xukuumadda cusub ee dalkaasi ee Xisbiga Social Democrats ayaa debcisay mowqifkii ay ka taagnaayeen dhanka Muhaajiriinta, tan iyo markii Ololaha […]

14 Jul 19

Anigoo aad uga xun iska hor imaadyada ka dhex dhacay labada reer ee Walahaha ah ee Ceel-afweyn dirirtu ku dhex martay,horta labada bulsho ama reer Waxay taariikh facweyn ku leeyihiin Somaliland iyo dhamaan Geyiga Somalida,labada dhinacba waa dadkayga sharafta leh ee aan ku faano mana jirto wax cadaawad oo hore oo ka dhaxaysay oo la […]

14 Jul 19
Muqdisho Online

Wararka ugu danbeeyay ee ka imaanata Dhuusamareeb ayaa sheegaya in qarax labaad ka dhacay magaalada Dhusamareeb. Qaraxaan ayaa dhacay daqiiqado ka dib markii uu qarax hore ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.. Sida la sheegayo qaraxa dambe ayaa la sheegay in uu ka dhacay dhabarka dambe xarunta Maxkamadda ee magaalada Dhuusamareeb, Saraakiil […]

13 Jul 19
www.snskashmir.com

SNS KASHMIR SRINAGAR, July 13: A 20-year-old girl died today morning after she fell down from the rooftop of her three-storey house in Noorbagh area of Srinagar. An eyewitness said that a girl identified as Masrat Jan, daughter of Manzoor Ahmad Kaloo, a resident of Shaheen Mohallah Noorbagh Srinagar fell down from the attic of […]

13 Jul 19
Hassan Mudane

Aqoonta laga helo cilmiga “Anthropology” waxaa lagu xalin karaa wax badan oo ka mid ah mushkiladaha naga haysta dhanka dhaqan nololleedka iyo dhaqan siyaasiga bulshadeena, waa haddii aqoonyahanku si dhab u derso dhaqan nololleedkaas. Bulshadeena waxaa ku furan mushkiladu kala duwan, haba ugu horreeyaan kuwa hadda taagan sida dhaqaalaha, siyaasadda, amniga iwm. Waxaa kaloo jira […]

12 Jul 19
www.snskashmir.com

SNS KASHMIR SRINAGAR 12 JULY: In a major clampdown, the NIA is likely to question some more separatist leaders in Jammu and Kashmir and attach more properties it knows have been bought from funds meant to promote terror in the troubled state. The official said the agency had got several leads during its questioning of […]