Raaco

21 Jan 19
GOOL24.NET

Mohamed Salah ayaa qaybiyay fikrada kubbada cagta iyada oo ay jireen khabiiro badan oo eedayn xidiga reer Masar ugu soo jeediyay in uu si sahlan dhulka iskugu tuuro si uu rekoodhe ugu guulaysto laakiin garsoorihii hore ee Premier league ka soo shaqeeyay 14 ka sanadood ee Mark Clattenburg ayaa markale weerar culus ku qaaday Mohamed Salah. […]

21 Jan 19
N u u r news

Isniin, Janaayo, 21, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warka ku saabsan Nin Ajnabi ah oo u dhashay dalka Britain oo lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha xili uu doonayay in uu raaco diyaarada Ethiopia Airlines Sii akhri

19 Jan 19
GOOL24.NET

Dooda isbarbar dhiga Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa u muuqata in ay noqotay su’aal uu wariye kastaaba ku soo darsan karo haddii uu ciyaartoy, tababare ama shaqsi kale waraysanayo, maadaama oo ay Messi iyo Ronaldo waqti dheer soo ahaayeen labada xidig ee kaliya ee muddo toban sanadood ah qaab ciyaareedkooda soo joogteeyay. Xidigii hore […]

18 Jan 19
Reports Monitor Blogs

Plastic Bins Market Summary: Industrial Forecasts on Plastic Bins Market: Reports Monitor has included a new report titled, Plastic Bins Market into its repository of research reports. This report comprises of the complete assessment of the latest trends of the global Plastic Bins Market. The report envelopes all the challenges that the industry is facing and provides the […]

18 Jan 19
seyruuq Online

Saamaynta uu weerarkii Dusit D2 ku yeeshay Soomaalida Nairobi Ka dib markii ay soo shaac baxday in dabley hubaysan ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafada Westland ee Nairobi, ayaa Soomaali badan oo ku nool caasimadda waxaa la soo gudboonaaday walaac xooggan. Dadka ayaa ka cabsi qabay in maadaama mas’uuliyadda weerarka uu sheegtay […]

18 Jan 19
Marine Today

Contact us if you are looking for Raaco Marine Equipment, Spare Parts, Ship Supply, Service or Support. Marine Equipment Manufacturer: Raaco Contact our office today for quotations and orders. spares@marine.today

14 Jan 19
Muqidhso Online - Caasimada Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda oo intii mudd ahaba shacbiga iyo ra’yul caalamka ku marin habaanibayey been joogto aha ayaa hadda dareensan inuu soo dhammaanayo xelligii ay beentaas shaqeyneysay maadaama suuqa ay soo gashay in wasaaradda loowado qof kale oo in muddo ah beenteeda lagu gudbo madaama tiisa ay dadka iyo beesha caalamka iska soo tageen waxaana la […]

12 Jan 19
Kulmis Somali Tv News

Mw Farmaajo sharciyada caalamka ee lagu maamulo dowladda ma rabo inuu raaco. Sidaas si la mida ayuu u xooray dastuurka dalka iyo qawaaniinta u degsan dalka oo madax badan iyo maskax badan la soo geliyey. Sharciyada caalamku waxey qabaan cida ku nool guri ama gacanta ku haya hanti ma guurto ah mido ka badan 25 […]

12 Jan 19
All Hadaaftimo Warar Sugan o Run ah

Mw Farmaajo sharciyada caalamka ee lagu maamulo dowladda ma rabo inuu raaco. Sidaas si la mida ayuu u xooray dastuurka dalka iyo qawaaniinta u degsan dalka oo madax badan iyo maskax badan la soo geliyey. Sharciyada caalamku waxey qabaan cida ku nool guri ama gacanta ku haya hanti ma guurto ah mido ka badan 25 […]

12 Jan 19
Xigaal.com

Fadlan Daawadadayaal Hadaad Nagu Cusub tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo tv ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like https://youtu.be/gqaiNbnkxMI https://youtu.be/gqaiNbnkxMI

08 Jan 19
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga diiniga ah Bartaan

Nin reer baadiye ah oo Ilaahay run u sheegay. Ma ogtahay hadii aad Ilaahay run u sheegto inuu Ilaahayna kuu rumaynayo wixii aad rabtay. Waxa nabigeena (scw) u yimid nin reer baadiye ahaa, wuxuuna ka dalbaday inuu raaco. Nabigu (scw) wuu ka aqbalay, wuxuuna saxaabadiisa u dardaarmay inay daryeelaan. Maalintii danbe ayey muslimiintii weerar qaadeen, […]

03 Jan 19
All Hadaaftimo Warar Sugan o Run ah

Run u Sheegidda Dadkaaga Shalay aniga oo aqrinaya saxaafadda aduunka ayaa waxaan la aqriyay warbixin laga qoray Dr. Mahathir, hogaamiyaha dalka Malaysia, taas oo uu uga hadlayay caajiska dadkiisa inuu sabab u yahay in wadamo dariskooda ah ay dhaqaalo ahaan ka hormaraan. Waxa uu tusaale u soo qaatay dalka Vietnam oo uu sheegay in mar […]

02 Jan 19
GOOL24.NET

Xiddigii kooxda Borussia Dortmund ee Christian Pulisic ayaa maanta si rasmi ah u dhammaystiray heshiiska uu ugu biirayo Chelsea, Laakiin haddiiba la raaco sawirada laga qabtay isaga iyo aabihii mudo hore gabi ahaanba maaha taageere Chelsea ah. Sawiro laga helay bogga Soccer ayaa daaha ka qaaday sawirro uu 20 jirkani mudo kahor la galay Mark Pulisic […]

27 Dec 18
Somaliska

Laga soo bilaabo 1986 waxaa sannad walba haddaayaa la soo bandhigaa ereyada cusub ee ku soo biirey qaamuuska afka ee luuqadda iswiidhishka. Sannadka 2018 waxaa la soo bandhigey 33 erey ku soo biirey luuqadda kuwaasina oo ey ka mid yihiin ereyada Mandatpingis oo salka ku hayay doorashadii dalka ka dhacday, halkaasina oo ey codad aad […]

27 Dec 18
Musa M. Isse - Aqoon iyo Aragti

Waa hubaal in guurku yahay aasaaska dhismaha nolosha aadamiga. Sidiisa ba guurku waa shirkad ay ku shuraakoobaan lammaane is doortay, waana ka horseeda nolol rayn rayn iyo deganaansho ku dheehan yihiin. Waa hubaal in guurku yahay xasillooni nafsadeed iyo mid ruuxeedba. Guurka wanaagsani waa ka laga dhaxlo qoys aayatiin wacan, kaasi oo soo saara bulsho […]

27 Dec 18
GOOL24.NET

Saxaafada Inigiriiska iyo wariyaal gaar ah ayaa si wayn tan iyo xalay ugu ololaynayay in Mohamed Salah lagu soo rogo ganaax laba kulan ah isla markaana loo adeegsado sharcigii la meel mariyay ee ahaa in ciyaartoygii si been abuur ah rekoodhe ugu guulaysta in muuqaalkii kulanka dib loo raaco oo ganaax lagu rido. Mohamed Salah […]

20 Dec 18
GOOL24.NET

Jose Mourinho ayaa Kula taliyey Xiddiga khadka dhexe ee Kooxda Man Utd inuu raaco habkii uu Lampard ku noqday Halyeey Khadka dhexe ah isaga oo ugu baaqay inuu ku daydo Laacibkii Hore Ee Chelsea. SunsSport ayaa qoraysa in macalinkii laga caydhiyey shaqada United uu isku dayey in uu ku dhiiri galiyo Pogba arinkaasi si uu […]